DHAGEYSO:Dowladda oo loogu baaqay inay dilalka haweenka u aqoonsato musiibo qaran

0
185

Kooxaha u ololeeya xuquuqda haweenka ayaa dowladda dhexe ugu baaqay inay dilalka lagula kaco dumarka iyo gabdhaha u aqoonsato musiibo qaran.
Xilli ay bannaanbaxyo ku qabteen qaybo ka mid ah wadanka ayay sheegeen in falalkan ay khatar ku yihiin amniga qaranka.
Waxay baaq gaar ah u direen wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha iyo maamulka qaran Prof. Kithure Kindiki iyo wasiiradda jinsiyadda Aisha Jumwa oo ay doonayaan inay qaadaan tallaabooyin degdeg ah oo dhacdooyinkan xal waara loogu helaya.