Dowladda oo dib ula wareegaysa dhul laga dhacay xaafadda South B

0
248

Guddiga anshaxa iyo la dagaallanka musuqmaasuqa ee EACC ayaa ku howlan dhaqangelinta amar ka soo baxay maxkamadda arrimaha deegaanka iyo dhulalka ee ismaamulka Nairobi. Amarka ayaa ah in meesha laga saaro sabar looga dhul dowladeed oo ku yaalla xaafadda South B ee magaalada Nairobi oo la dhacay.
Dhulkan ayaa sanadkii 1991-dii si sharci darro ah loogu wareejiyay sarkaal ka shaqeynayay arrimaha dhulalka iyo xaaskiisa iyagoo adeegsanaya shirkadda gaarka ah ee Gefrea Agencies.