Caalamka Doorasho ka billaabatay Cuba By star - March 27, 2023 0 272 Share FacebookTwitterPinterestWhatsApp Waxaa furmay goobaha codbixinta ee Cuba iyadoo shacabka ay u codeynayaan mudanayaasha baarlamaanka. In ka badan 8 milyan oo qof ayaa isku diiwaangeliyay ka qayb qaadashada doorashada. Waxaa tartamaya 470 musharraxiin ah.