Doorasho guud oo ka socoto Bulgaria

0
256

Shacabka ku nool dalka Bulgaria ayaa labo sano gudahooda markii shanaad ka qayb qaadanaya doorashadii shanaad ee wadankaasi.
Waxaa la filaya in codeynta lagu soo afjaro xasilooni darrada siyaasadeed.
Goobaha codbixinta oo furmay abaare 7-dii subaxnimo ee saaka ayaa soo xirmaya 8-da fiidnimo.
Natiijada horu dhaca ah ayaa la rajeynaya in berri la shaaciyo.