Doon dalxiisayaal siday oo uu dab ku qabsaday Masar

0
291

Waxaa lagu soo warramayaa in la la’yahay saddex qof oo dalxiisayaal ah oo u dhashay Ingiriiska.
Tani ayaa timid ka dib markii doon ay dadkan saarnaayeen ay ku gubatay magaala xeebeedda Marsa Alam ee Koonfurta badda cas ee dalka Masar.
Wararka ayaa intaasi ku daraya in la soo samata bixiyay 12 qof oo ka mid ahaa shaqaalaha doonta iyo 12 dalxiisayaal ah.