Dibadbaxyo ka socdo Ruushka

0
425

Waxaa lagu soo warramayaa in dibadbaxyo ay ka socdaan magaalooyinka wadanka Ruushka oo ay ka mid tahay caasimadda Moscow.
Shacabka ayaa muujinaya sida ay uga soo horjeedaan duullaanka militari ee ay dowladoodu in ka badan labo toddobaad ku hayso Ukraine.
Ciidamada booliska oo ka falcelinaya mudaharaadyada ayaa xabsiga dhigay kumannaan qof.