DHEGEYSO:14 geel oo ku dhintay shil gaari oo ka dhacay Namanga

0
223

Afar iyo toban geel ayaa maanta gelinkii hore ku dhintay shil gaari oo ka dhacay Wadada weyn ee Namanga.
Sida laga soo xigtay milkiilaha geela, lix geel oo kale ayaa lumay ka dib shilkii dhacay , wuxuuna ku qiyaasay khasaaraha inuu gaarayo afar milyan oo shilin.
Booliisku waxay baarayaan sababta shilka oo ku lug lahaa gaari xamuul ah.