Wararka Kenya DHEGEYSO:Xulafada Ruto oo weerar afka ah ku qaadey Gachagua By star - May 10, 2025 0 628 Share FacebookTwitterPinterestWhatsApp Xildhibaanada taagersan madaxweynaha dalka William Ruto ayaa ku booriyay dadka degan gobolka bartamaha ee dalka inay iska indhatiraan Gachagua. Waxaa ayna sheegeen in ay u taagan yihiin hormarka Kenyaanka. https://starfm.co.ke/wp-content/uploads/2025/05/xulafada-Ruto.mp3