DHEGEYSO:Xulafada madaxweyne Ruto oo ka hadlay dhaqdhaqaaqa siyaasadeed ee Mucaaradka

0
487

Qaar ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka ee ku matalaa isbayasiga kenya Kwanza ayaa si kulul uga hadlay dhaqdhaqaaqyada siyaasadeed ee mucaaradka.
Kenyaanka ayay ugu baaqeen in aysan aqbalin fitnada ay wadaan siyaasiyiinta qaar.
Waxaa ayna amaaneen hormarka madaxweyne William Ruto.