DHEGEYSO:Xildhibaanka Ndia ee ismaamulka Kirinyaga oo baaq soo saaray

0
384

Xildhibaanka laga soo doortay deegaan Baarlamaaneedka Ndia ee ismaamulka Kirinyaga Kariuki George Macharia ayaa ka digay dacaayadda iyo cadaawadda loo qabo madaxweyne Ruto xili uu baaq u diray madaxda Gobolka Bartamaha dalka.
Waxaa uuna Kenyaanka ugu baaqay inaysan ka lumen jihada saxan.