Xildhibaanka deegaanka Limuru ee ismaamulka Kiambu John Kiragu ayaa baarlamaanka u gudbiyay mooshin uu ku doonaya in lagu xakameeyo shilalka waddooyinka ee dalka ka dhaca.
Mr. John Kiragu ayaa sheegay inuu doonaya in maamulka baaraya shilalka uu noqdo mid si buuxda u madax bannaan.
Mooshinkiisa ayaa sidoo kale ku saabsan shilalka diyaaradaha , doomaha ku qallibma badaha iyo dhimashooyinka ka dhasha gaaska cuntada lagu karsado.
Xilli uu arrimahan faahfaahin ka bixinayay ayuu yidhi.