Wararka Kenya DHEGEYSO:Xildhibaanka Koonfurta Wajeer oo kormeer ku tagay degmada Griley By star - February 16, 2026 0 92 Share FacebookTwitterPinterestWhatsApp Dadka ku nool degmada Griley ee ismaamulka Wajeer ayaa loo sameeyay ceel biyood. Waxaana halkaas kormeer ku tagay xildhibaanka Koonfurta Wajeer Mohamed Cadow oo ka warbixiyay xaalada adage e abaarta ah ay wajahayaan dad deegaanka Wajeer. https://starfm.co.ke/wp-content/uploads/2026/02/Wajeer.mp3