Xildhibaanka Bumula Jack Wamboka ayaa si adag u cambaareeyay hoggaamiyayaashii hore, isaga oo sheegay inay dayaceen waaxda waxbarashada xilligii ay xilalka hayeen.
Waxaa uu hadalladan jeediyay xilli uu maanta ka qayb galay xarig jarka fasallo cusub oo laga dhisay dugsiga hoose ee Kibuke ee deegaanka Galbeedka Bukusu.
Home Wararka Kenya DHEGEYSO:Xildhibaanka Bumula oo ku eedeeyay hoggaamiyayaashii hore musuqmaasuqa lacagaha waxbarashada




