DHEGEYSO:Xildhibaan Aadan Daauud oo tacsi u diray qoyska guddoomiye xaafadeedka Qarsa

0
458

Xildhibaanka laga soo doortay deegaan barlamaaneedka Bariga Wajeer Aadan Daauud Maxamad ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska iyo ehelka uu ka baxay guddoomiye xaafadeedka Qarsa Cadoow Cali Cabdullahi oo xalay la dilay.
Mudanaha ayaa in dabley hubeysan ay weerar ku qaadeen guriga guddoomiyaha iyo qof kale oo rayid ah halkaas oo labadabo lagu dilay.
Xildhibaanka ayaa sheegay in dhacdada ay haataan baarayaan saraakiisha ammaanka iyadhoo dadkii ka dambeeyay falkaas la horkeeni doono sharciga markii la soo gabagabeeyo baaritaanada.