Xiisadaha siyaasadeed ee ka taagan deegaanka Malava ayaa cirka isku sii shareeraya ka dib hadalo muran dhaliyay oo ka dhan ah dowladda oo uu jeediyay ku xigeenka hogaamiyaha xisbiga DCP Cleophas Malala.
Qaar ka mid ah hoggaamiyaasha kaniisadaha ayaa arrintan cambaareeyay,iyagoona sheegay in ay dowladda grab taagan yihiin.