DHEGEYSO:Xiisad ka taagan Kainuk ee ismaamulka Turkana

0
627

Dadka deggan aaga Kainuk, ee ismaamulka Turkana ayaa sheegay in ay ku nool yihiin cabsi ka dib labo qof oo toddobaadkii hore lagu dilay Kainuk.
Dadka deegaanka ayaa ka cabsi qaba weerar kaga yimaada burcadda Kainuk.