Xiisad dagaal ayaa ka taagan aaga Kibiko ee ismaamulka Kajiado iyadoo dadka deegaanka ay halkaas ka barakacayaan sababo la xariirta muran dhuleed.
Booliiska oo arrintani soo faragaliyay ayaa sheegay in ay xal u keeni doonaan muranka dhuleed ee ka jira Kajiado.
Booliiska ayaa dhacdadan u xiray dhalinyaro.




