DHEGEYSO:Wiil aabihiisa ku dilay dowlad deegaanka Kisii

0
396

Wiil ayaa aabihiisa ku dilay deegaanka Nyamache, ee ismaamulka Kisii sababo aan la garaneyn.
Dadka deegaanka ayaa dhacdadan walaac ka muujiyay.
Ninka dilay aabihiisa ayaa horay u dilay walaalkiisa isagoona in muddo ah ku xirnaa xabsiga.