DHEGEYSO:Wasiirka Dalxiiska Rebecca Mianio oo ku boorisay Kenyanka ah inay ku dalxiisaan gudaha dalka

0
113

Wasiirka Wasaaradda Dalxiiska Rebecca Miano ayaa ku dhiirri gelinaysa Kenyaanka inay u dalxiisaan gudaha dalka, iyadoo sheegtay in safarrada gudaha ee xooggan inta lagu jiro xilliga Kirismaska ay muujinayaan awoodda sii kordheysa ee dalxiiska maxalliga ah.