DHEGEYSO:Wasiirka beeraha oo baaq u diray dibadbaxayaasha

0
461

Wasiirka wasaarada beeraha iyo xanaanada xoolaha Mutahi Kagwe ayaa ugu baaqay dibadbaxayaasha in ay ka fogaadaan burburinta hantida dadweynaha iyo midd adowladda.