Wasiirka Wasaarada ee Adeegga Dadweynaha, iyo Barnaamijyada Gaarka ah, Geoffrey Ruku, ayaa xaqiijiyay sida ay dowladda uga go’an tahay in adeegyada guud ay noqdaan kuwa la heli karo oo ayna awoodi karaan dhammaan muwaadiniinta.
Mar uu arrimahani ka hadlayay ayaa hadaladiisa waxaa ka mid ah.