DHEGEYSO:Wasiir Oparanya oo iska difaacay eedeyn musuqmaasuq ah

0
415

Wasiirka wasaaradda Iskaashatooyinka iyo Horumarinta Ganacsiga Yaryar, Wycliffe Oparanya, ayaa ka baxay aamusnaantiisa ka dib kiis musuqmaasuq ah oo ay dad ku eedeeyeen .
Waxaa uuna tilmaamay in hadii uu lacago lunsaday ,cadeymana lagu hayo loo baahan yahay in loo gudbiyo guddiga u qabailsan arrimaha wax isdaba marinta.