DHEGEYSO:Walaac laga muujiyay xaalada Masjidka Quba

0
634

Waxaa walaac laga muujiyay xaalada masjidka Quba ee Magaalada Garissa xili uu masjidkaas wajahayo loolan hoggaamineed
Iska horimaad dhacay masjidka Quba ayaa waxaa ku dhaawacmay dhowr qof.
Guddoomiyaha ammaanka Garissa iyo Culimada Supkem ayaa go’aan ka soo saaray xaalada Masjidka Quba ,iyadoo lagu soo waramayo in la xiray ilaa xal laga helayo.