DHEGEYSO:Walaac laga muujiyay tuugo ku soo badanaysa Wajeer

0
709

Kuxigenka Gudomiye xaafadeedka Hodhan Mohamed Ali Samatar oo ka hadlay tahriibka isagoo mas’uliyiinta ugu abaqay in dhalinyarada shaqo abuur loo sameeyo.

Waxaa uu dhinaca kale ka hadlay tuugada ku soo badanaysa magaalada Wajeer.