Laba dhacdo ayaa dhalisay cabsi cusub oo ku saabsan afduubyo ka dhacay ismaamulada Mombasa iyo Isiolo.
Qoysas ku nool Mombasa iyo ururada u dooda xuquuqda bulshada ayaa walaac ka muujiyay afduubyo loo gaystay shkhsiyaad.
Qoys ku nool ismaamulka Isiolo aya aiyaguna dowlada ka doonaya jawaab cad oo ku aadan dad laga afduubtay taasi oo ay walaac ka muujiyeen.
Tan ayaa imaanaysa iyadoo bulshada ay cabsi ka muujinayaan afduubyada soo laabtay.
Si kastaba ahaate booliiska ayaa iska fogeeyay afduubyada la soo tabiyay iyagoona sheegay in aysan ka warheynin.




