DHEGEYSO:Wakiilka haweenka Kilifi oo ka hadashay tacadiyada ka dhanka ah haweenka

0
384

Wakiilka haweenka ee ismaamulka Kilifi Gertrude Mbeyu ayaa bilawday olole looga hortagayo tacadiyadda ka dhanka ah arrimaha jiinsiga.
Waxaa ayna sheegtay in haweenka iyo carruurta loo gaysto xadgudubyo
Dadka deegaanka ayaa lagu dhaliilay in kiisaskan oo kale lagu xalliyo wada xaajood.