DHEGEYSO:Wakiilka deegaanka hoose ee Dela ee Wajeer oo sheegay inuu diyaar u yahay maxkamadeyn

0
221

Wakiilka laga soo doortay deegaanka hoose ee Dela ee ismaamulka Wajeer Yuusuf Xuseen Axmad oo loo yaqaano Tolfiyow ayaa ka falceliyay hadalkii barasaabka dowlad deegaankaasi Axmad Cabdullahi ee ahaa in siyaasad ahaan loo adeegsanaya si loogu dhaawaco sumcadiisa.
Waxaa uu wakiilka sheegay in aynan jirin cid adeegsanaysa oo uu diyaar u yahay in maxkamadda lala tiigsado sidii uu barasaabka carrabka ku adkeeyay.