DHEGEYSO:Ururada macalimiinta ee KUPPET iyo KNUT oo ka hor yimid go’aan ka soo baxay Mudavadi

0
650

Ururada macalimiinta ee KUPPET iyo KNUT laanteeda Kajiado ayaa si adag uga soo horjeestay soo jeedinta madaxa golaha wasiirada ee dalka Musalia Mudavadi ee ah in meesha laga saaro ama la dhimo gunnooyinka macalimiinta ka hawlgalaa goobaha ay xaaladaha adag ka jiraan.
Xoghayayaasha ururadaas ayaa sheegay in qeybo badan oo ka tirsan Kajiado ay ka jiraan caqabado waaweyn oo ay ka mid yihiin gaadiidka, weerarada burcadda , biyo la’aanta iyo wixii la mid ah.
Waxaa ay sheegeen in tani ay saameyn ku yeelan karto.