150 barayaal ka kala timid dugsiyada dadweynaha ee guud ahaan dalka ayaa waxaa maanta looga furay tababar dhanka Tiknoolajiyada magaalada Nakuru.
Tababarkan oo ay soo qabanqaabisay guddiga adeegga macallimiinta ee TSC ayaa waxaa looga gol leeyahay inuu barayaasha ka saacido sidii ay uga gudbi lahaayeen caqabadaha manhajka cusub ee CBC-da.