DHEGEYSO:Tababar ku saabsan dhaqaalaha Badda oo lagu qabtay Mombasa

0
376

Daneeyayaasha dhaqaalaha badda ayaa isugu yimid Jaamacadda Mombasa Tum, halkaas oo ay ku qaadanayeen aqoon-isweydaarsiyo iyo tababar ku saabsan hababka casriga ah ee ilaalinta deegaanka badda.
In ka badan 75 arday oo ka kala yimid dalal shisheeye ayaa ka qeyb galaya tababarka.