DHEGEYSO:SUPKEM oo ka tacsiyadeysay geerida maamulihii madarasada Salaam ee Garissa

0
625

Sheekh Xasan Cabdi Cabdullahi oo ah qasnad-hayaha golaha sare ee muslimiinta dalka ee SUPKEM laantiisa Garissa ayaa ka tacsiyadeeyay geeridii ku timid Alle ha u naxariistee Sheekh Maxamad Daauud oo ahaa maamulaha madarasada Salaam ee magaalada Garissa oo ku geeriyooday dalka India.
Waxaa uu Alle uga baryey inuu u dembi dhaafo , kitaabkiisa midigta ka siiyo oo uu ku abaal mariyo jannatul Firdowsa qoyskii iyo asxaabtii uu ka baxayna ugu deeqo Samir iyo iimaan dheeri ah.