Shacabka deggan gobollada kala duwan ee dalka ayaa si weyn uga falceliyay geerida ku timid Raa’iisul wasaarihii hore ee dalka Raila Odinga.
Waxaa ay badankooda eedeyeen dadka ka agdhawaa hoggaamiyan oo ay sheegeen inay qariyeen xanuunkiisa illa uu ka geeriyooday.
Qaar ka mid ah bulshada oo dareenkooda la wadaagay warbaahinta ayaa waxaa hadaladooda ka mid ahaa.