DHEGEYSO:Shaqaale Kenyaan ah oo Sacuudiga ka soo noqday oo bannaanbaxay iyagoo sheegaya in la dulmiyay

0
180

Qaar ka mid ah muwaadiniinta Kenyaanka ah ee ka soo shaqeeyay Sacuudi Carabiya ayaa ka waramay dhibaatadii ay soo mareen ka hor inta aysan go’aansan inay dalkooda ku soo laabtaan.
Waxaa ay sheegeen in tacadiyo badan loo geestay oo ay ka mid yihiin jirdil, cuntada oo loo diido iyo mushaar la’aan.
Xogtan ayaa muujineysa baahida loo qabo ilaalin dheeri ah iyo sharciyo u gaar ah shaqaalaha guriga ee dalka dibadiisa ka shaqeeya.