DHEGEYSO:Shaqaalaha caafimaadka ee ismaamulka Kisii oo ku hanjabay shaqo joojin

0
418

Shaqaalaha caafimaadka ee ismaamulka Kisii ayaa ku hanjabay inay shaqo joojin sameyn doonaan
Waxa ay ka cabanayaan in wasiirka caafimaadku uu shaqadii ay hayeen uu wax u dhimayo.