Wararka Kenya DHEGEYSO:Shacabka Trans Mara oo loogu baaqay in ay colaada joojiyaan By star - December 27, 2025 0 212 Share FacebookTwitterPinterestWhatsApp Dadka ku nool Trans Mara ee ismaamulka Narok ayaa loogu baaqay in ay dagaalka joojiyaan oo ay soo dhiibaan hubka sharci darrada ah ay heystaan. Guddoomiye ku xigeenka Narok ayaa ku booriyay dadka deegaanka Trans Mara inay hubka iska soo dhiibaan. https://starfm.co.ke/wp-content/uploads/2025/12/Transmara.mp3