DHEGEYSO:Shacabka Likuyani oo sameeyay dibadbax ay uga cabanayaan amni darro

0
556

Dadweynaha ku nool Seregeya oo ka tirsan deegaanka Likuyani ee ismaamulka Kakamega ayaa sameeyay bannaanbax.
Waxay cabasho ka muujinayaan amni darro ay sheegeen in ay halkaasi ka jirtay 2-dii bilood ee la soo dhaafay.