Wararka Kenya DHEGEYSO:Shacabka ku nool qayb ka mid ah Raya oo ka cabanaya koronto la’aan By star - July 28, 2025 0 433 Share FacebookTwitterPinterestWhatsApp Bulshada ku nool qeyb ka mid ah Raya oo ka tirsan deegaanka Balambala ee ismaamulka Garissa ayaa cabasho ka muujinaya koronto la’aan ay wajahayaan. Waxaa qodob wareedkan oo faahfaahsan Garissa ka soo diray Bishaar Axmad Dhaqane. https://starfm.co.ke/wp-content/uploads/2025/07/Bishar-Axmad-Garissa.mp3