DHEGEYSO:Shacabka ku nool hareeraha harada Baringo iyo Bogoria oo wajahaya khatar aad u weyn

0
88

Bulshooyinka ku nool hareeraha harada Baringo iyo Bogoria ayaa wajahaya khatar weyn iyadoo heerka biyuha harada ay kor u kacayaan.
Tan ayaa laga cabsi qaba in ay dhaliso musiibo deegaan.
Dadka iyo duurjoogta ayaa laga cabsi qaba haradaas biyaha badan keentay in ay saameeyn adag ku yeelato.