DHEGEYSO:Shacabka Kirinyaga oo ka cabanaya tacadiyo ay booliiska kula kaceen goobaha madadaalada

0
446

Dadka deggan Kiringyaga ayaa ka cabanaayo saraakiisha amniga oo haweenkii roontada ku jira kuwaas oo tacadiyo kala duwan u geesta dadka isugu soo baxay goobaha lagu caweeyo.
Ciidamada booliiska ayaa sida ay sheegeen dadka deegaanka aanan weydin wax su’aal ah balse garaaca cid walbo oo ay ugu imaadaan goobaha madadaalada si aan kala sooc lahayn.
Hoggaamiyayaasha ismaamulka Kirinyaga ayaa wasiirka arrimaha gudaha Kipchumba Murkomen ka codsaday inuu arrintan baaritaan ku sameeyo maadama ay hay’adaha ammaanka ee gobolka ay ka aamuseen.