DHEGEYSO:Shacabka Kajiado oo sameeyay socdaal lagu uruurinaayay lacag

0
439

Shacabka deggan ismaamulka Kajiado ayaa maanta sameeyay socdaal 6 kiiloomitir ah si ay u uruuriyaan lacaga lagu dhisaayo ceel biyood loogu talagalay dadka ay sameyeen abaaraha.
Qaar ka mid ah dadka deegaanka oo warbaahinta la hadlay ayaa sidatan yiri.