DHEGEYSO:Shacabka ismaamulka Nyamira oo mas’uliyiinta ku dhalillay kicinta rabshadaha

0
437

Dadka deegaanka Nyamira ayaa ku eedeeyay qaar ka mid ah musharixiinta doorashada ku celiska ah iyo taageerayaashooda inay sameeyeen ololeyaal rabshado wata, isla markaana ay ku xadgudbeen dhalinyarada .
Waxaa ayna ugu baaqeen hoggaamiyaasha in ay si qaldan u isticmaalin dhalinyarada.