Wararka Kenya DHEGEYSO:Shacabka Girileey oo cabasho muujiyay By star - August 3, 2025 0 427 Share FacebookTwitterPinterestWhatsApp Dadweynaha ku nool tuulada Gerileey ee ismaamulka Wajeer ayaa sheegay in aan si cadaalad ah loo maareyn mashruuc ay fulisay hay’adda laanqayrta cas ee dalka. Qaar ka mid ah shacabka Gerileey oo warbaahinta la hadlay ayaa yidhi. https://starfm.co.ke/wp-content/uploads/2025/08/Shacabka-Gerileey.mp3