DHEGEYSO:Shacabka Bureti oo baaq u diray dowladda ka dib shaqa joojintii ay sameeyeen saraakiisha caafimaadka

0
132

Dadka deggan magaalada Bureti ee ismaamulka Kericho ayaa ugu baaqaya dowladda inay soo farageliso iyadoo shaqo joojinta guud ee saraakiisha caafimaadka ay gashay maalintii 7-aad. Waxaa ay sheegeen in adeegyada lagama maarmaanka ah ay gebi ahaanba istaageen ee isbitaalka Kapkatet, oo ah xarunta ugu weyn ee aagga ka dib tan heerka 5-aad ee Kericho. Bukaannada iyo qaraabada ayaa sharraxaya dib u dhacyada muddada dheer soo jiitamayay iyo qaar xitaa seegay ballan. Waxaa ay rabaan in dowladda ay la shaqeyso saraakiisha shaqo joojinta sameeyay si ay u xalliyaan arrimahooda.