DHEGEYSO:Shacabka Beledxaawo oo u mahadceliyay dowladda federaalka iyo ciidamadeeda

0
1330

Bulshada ku nool degmada Beledxaawo ee gobolka Gedo Soomaaliya ayaa u mahadceliyay dowladda federaalka Soomaaliya iyo ciidamadeeda oo dhawaan la wareegay amniga iyo maamulka degmadaasi.

Ugu dambeyn , guddoomiyaha degmada Beledxaawo Shire Cabdullahi Cabdi Keynaan oo soo xiray shirka ayaa dadweynaha degmadaasi uga mahadceliyay sida geesinnimada leh ee ay garab istaagga ugu muujiyeen ciidamada.