DHEGEYSO:Senetarka ismaamulka Tana River oo ka digay in ay saameyn ka dhalan karto shaqo joojinta macalimiinta jaamacadaha

0
418

Senetarka ismaamulka Tana River, Danson Mungatana, ayaa ku booriyay macalimiinta jaamacadaha dalka in ay hakiyaan shaqo joojinta ay ku guda jiraan, isagoo ka digay in ay saameyn xun ku yeelaneyso ardayda, ayna khatar ku tahay mustaqbalka tacliinta sare.