Wararka Kenya DHEGEYSO:Senetarka Garissa oo baaq u diray dhalinyarada By star - November 3, 2025 0 455 Share FacebookTwitterPinterestWhatsApp Senetarka ismaamulka Gaarisa Abdull Xaaji ayaa ku booriyay dhalinyarada gaartay da’da qaadashada kaararka aqoonsiga inay qaataan oo ay iska diiwaan galiyaan codbixinta sanadka 2027-ka. https://starfm.co.ke/wp-content/uploads/2025/11/Senetarka-Garissa.mp3