DHEGEYSO:Senetarka Embu oo baaq nabad ah ka soo saaray doorashooyiinka ku celiska ah

0
26

Senatarka dowlad deegaanka Embu Alexander Mundigi oo ka tirsan xisbiga UDA ayaa ku booriyay dadka deegaanka inay qaataan nabadda ka hor doorashada ku celiska ah ee Mbeere North, taasi oo dhici doonta khamiista nagu soo aadan.