DHEGEYSO:Saldhig booliis oo lagu gubay dowlad deegaanka Migori

0
358

Laba qof ayaa laga cabsi qabo inay ku dhinteen weerar ay dadka deegaanka ku qaadeen Saldhigga Booliska ee Macalder ee ismaamulka Migori.
Saraakiil boolis ah ayaa dhaawacmay iaydoona la gubay gaari ay lahaayeen booliiska.
Dad deegaanka oo careysan ayaa weeraray saldhigga iyagoo ka cabanaya amni darrada sii kordheysa.