DHEGEYSO:Saameyn ka dhashay roobab xoogan oo ka da’ay ismaamulka Kisumu

0
318

Roobab xoogan oo saacadihii la soo dhaafay ka da’ay qeybo ka mid ah dalka gaar ahaana Magaalada Kisumu ayaa waxaa ka dhashay saameyn xoogan.
Ganacsatada suuqa Kibuye ee Kisumu ayaa sheegay in uu suuqooda ka dumay iyagoona dowlada baaq u diray.