DHEGEYSO:Saameyn ka dhashay roobab xoogan oo ka da’ay ismaamulka Kisumu

0
445

Roobab xoogan oo saacadihii la soo dhaafay ka da’ay dowlad deegaanka Kisumu ayaa waxaa uu saameyn adag ku yeeshay dadka degan tuulada Osiri.
Roobabka oo watay dabeylo iyo baraf culus yaa burburiyay Guryo, fasallo iyo dalagyo beeralay ah .
Sido kale daadakii ka dhashay roobabkaas ayaa waxaa uu qaaday xoolo dhawr ah.